Ra’isul Wasaare Kheyre oo ka hadlay in Xukuumadiisa Mucaaradka awood u adeegsato 

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa su’aalo laga weediiyay arimo dhowr ah ay kamid aheyd in Xukuumadiisa ay awood u adeegsato siyaasiyiinta mucaaradka ah. Kheyre oo su’aashan ka jawaabayay ayaa meesha ka saaray eedeyntaasi, waxa uuna tilmaamay in aysan xukuumadiisa aysan cadaadis saarin mucaaradka sidoo kale … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo ka hadlay in Xukuumadiisa Mucaaradka awood u adeegsato